Caanahan waa Original. Waa la hubiyay!
Caanaha Daallo, dufcad kasta oo kamid ah waxaa lagu sameeyaa baaritaanno iyo hubin tayo oo dhamaystiran. Waxaan raacnaa habraacyo adag si aan u hubinno in Daasad kasta oo Caanaha Daallo ah ay gaarto macaamiisheena iyadoo leh tayaddii iyo badqabkii aan u balan qaadnay.Ku mahadsanidiin kalsoonidiina.
