Nafaqo iyo Tayo la hubo

Wehelka Qoyska

Hubinta Tayada (Quality Assurance)
Hubinta Tayada (Quality Assurance)
Daallo Milk waxay caanaheedu maraan baaritaano adag iyo habab casri ah oo lagu xaqiijinayo fayo-qabka, nafaqada, iyo badqabka caanaha ka hor intaysan ku soo gaarin.
Habka Warshadaynta (Production Process)
Habka Warshadaynta (Production Process)
Waxaan adeegsanaa qalabkii ugu dambeeyay ee warshadaynta caanaha Powderka ah si aan u ilaalino Vitaminada, Proteinka, iyo Calciumka dabiiciga ah ee ku jira caanaha dabiiciga ah.
Qaybinta & Keydinta (Storage & Distribution)
Qaybinta & Keydinta (Storage & Distribution)
Waxaan adeegsanaa nidaam isku-xiran oo casri ah oo lagu kontoolay kaydinta iyo qaybinta caanaha, si aan u dammaanad-qaadno in Daasad kasta ay kugu soo gaarto tayaddii aad mudnayd.

Falcelinta Macaamiisha Caanaha Daallo!

  • Daalloo-1
  • Daalloo-2
  • Daalloo-3
3,800+ Client Reviews
Customers are Satisfied with the Technology Services.
0

Walaal 2bil ayaan isticmalayaa caanaha daallo, Alxamdulilah dukaanka iigu dhow ayaan kasoo gataa, Caano qalbiga u roon weeye.

Hodan Cabdi

Macmiil

Daalo milk, Markii hore waxaan u haystay inaysan kuwa kale waxba ka duwanayn, lkn habeenkaan dukaanka kasoo gatay, tijaabiyeyna, Waxkasta way isbadaleen! Runtii waan ka helay Ani ahaan

Gacal Cumar Maxamed

Macmiil

Caanaha daalo marka hore dhadhan ahaan way ka macaan yihiin caanaha kale ee dalka iyo tayo ahaanba, taas waxaa sii dheer inay ka rasiin san yihiin marka isku in laqaso iyaga iyo caanaha kale ee dalka

Maxamed Awle

Macmiil

Caaway I Soo gaareen caanaha Daallo, filashadayda wax ka wayn ayaa ku arkay 👏👏👏

Abdiwali Mohamed Mohamoud

Macmiil

Daallo Milk waa shirkad Soomaaliyeed oo amaan balaaran mudan. Waa shirkaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee si heer sare ah u soo saarta caano, taasoo muujinaysa horumar, hal-abuur, iyo isku filnaansho ay ummadda Soomaaliyeed ku faani karto.
Runtii Daallo Milk waxay tusaale u tahay in shirkadaha Soomaaliyeed ay gaadhi karaan heer sare marka la helo dadaal iyo daacadnimo shaqo. Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynayaa.
#Daallomilk

Asad Ibraahim

Macmiil