Caanahan waa Original. Waa la hubiyay!

Caanaha Daallo, dufcad kasta oo kamid ah waxaa lagu sameeyaa baaritaanno iyo hubin tayo oo dhamaystiran. Waxaan raacnaa habraacyo adag si aan u hubinno in Daasad kasta oo Caanaha Daallo ah ay gaarto macaamiisheena iyadoo leh tayaddii iyo badqabkii aan u balan qaadnay.Ku mahadsanidiin kalsoonidiina.

Badqabkaagu waa Masuuliyaddeena!
Badqabkaagu waa Masuuliyaddeena!
Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir Lambarkan hoose +252 615529249